Faahfaahin: Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho & Khasaaraha ka dhashay

Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan Qarax weyn oo caawa fiidnimadii ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayay wararku sheegayaan in loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu weeraray Bar kontrol oo oo laga ilaaliyo xarunta dugsiga sare ee Booliska oo ku yaalla … Continue reading Faahfaahin: Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho & Khasaaraha ka dhashay